Redsea

Hambalyo PhD: Dr. Faysal Cabdiraxmaan Cabdullaahi

Jaamacadda Badda Cas ayaa qabatay munaasabad loogu hambalyaynayo Dr. Faysal Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo ka mid ah barayaasha Jaamacadda oo dhawaan qaatay shahaadada sare ee PhD. Dr. Faysal oo loo garan ogyahay Maaxiye ayaa muddo 4 sano iyo bar ah ka diyaarinayay Asia University – Malaysia takhasuska Maalgelinta Ganacsiga iyo Maamulka Xisaabaadka. “Guushan waxay sharaf u …

Hambalyo PhD: Dr. Faysal Cabdiraxmaan Cabdullaahi Read More »

President Message

Building on our well-esteemed educational background, our constantly expanding vision, our strife for achieving educational excellence, and our dedication to support research into current world issues, we pride ourselves in the unique experiences we offer our students at Red Sea University. Our diverse academic environments allow us to contribute to society by educating empowered society …

President Message Read More »

Shaacinta Natiijada 2020-2021

Waxa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanka Semester-ka 2aad ee Sanad Waxbarasheedka 2020 – 2021 ee ardayda Jaamacadda, xarunta Bosaso iyo Qaybta Gaalkacyo. Ardaydu waxa ay ka fiirsan karaan account-kooda Fedena Program https://rsu.fedena.com/ Hambalyo dhamaan ardayda helay natiijada. Waxa ay jaamacaddu si gaar ah hambalyo ugu diraysaa ardayda sanadka ka qalinjabisay Jaamacadda.

2020-2021 Final Exams

waxaa si rasmi ah ugu bilawday ardayda Jaamacadda imtixaankii ugu dambeeyay (Final Exam, Semester two) ee sanad waxbarasheedka 2020/2021 Imtixaanka ayaa wuxuu ku bilawday jawi dagan iyo farxad, waxaana rajaynaynaa inuu ku dhamaado jawi dagan insha’allah. Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacaddu waxay Hambalyo u dirayaan dhamaan Ardayda uu imtixaanku ubilowday waxayna u rajaynaysaa guul Red Sea …

2020-2021 Final Exams Read More »

Xeerka Doorashooyinka Puntland

Habeenkii Jumcaha 26-march-2021, waxaa magaalada Garoowe lagu qabtay Barnaamij guudmar iyo gorfayn oo ku saabsan Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Dawlada Puntland.Jaamacadda Badda cas ayaa qayb ka ahayd Qabsoomidka Barnaamijkan.Ustaad Maxamed Maxamuud Cali, Hormuudka Kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka ayaa ka mid ahaa Sharciyaqaannada samaynayay gorfaynta xeerkan. Savanna Walker Suspe ndisse suscipit sagittis leo sit met condimentum estibulum …

Xeerka Doorashooyinka Puntland Read More »

Sawiro: Xiritaanka koobka RSU

Xaflad lagu soo gabagabaynayay laguna guddoonsiinayay koobkii Jaamacadda oo ay ku guulaysatay kulliyadda Dhaqaalaha iyo maamuka. Xafladdan ayaa sidoo kale abaalmarinno lagu guddoonsiiyay ciyaaryahannadii ku kala guulaystay ; gool-dhalinta, laacibkii ugu wanaagsanaa, goolhayihii ugu wanaagsanaa iyo abaalmarinno la siiyay ardaydii ka shaqaynaysay koobku intii uu socday.