2020-2021 Final Exams

waxaa si rasmi ah ugu bilawday ardayda Jaamacadda imtixaankii ugu dambeeyay (Final Exam, Semester two) ee sanad waxbarasheedka 2020/2021 Imtixaanka ayaa wuxuu ku bilawday jawi dagan iyo farxad, waxaana rajaynaynaa inuu ku dhamaado jawi dagan insha’allah. Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacaddu waxay Hambalyo u dirayaan dhamaan Ardayda uu imtixaanku ubilowday waxayna u rajaynaysaa guul
Red Sea University #Final_Examination 2020 – 2021

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *