QALINJABINTA DUFCADII 11AAD EE ARDAYDA JAMACADA BADDA CAS BOOSAAASO
Warbixin Xafladda Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Badda Cas Dufcadda 11aad ayaa ka dhacday 15 December 2022, xarunta weyn ee jaamacadda ee magaalada Boosaaso. Ardayda sannad waxbarasheedka 2021-2022 ka qalinjebisay jaamacadda waxay barteen 7 kulliyadood oo kale ah: Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka, Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, Kulliyadda Waxbarashada, Kulliyadda Culuumta Computer-ka, Kulliyadda Caafimaadka Xoolaha …
QALINJABINTA DUFCADII 11AAD EE ARDAYDA JAMACADA BADDA CAS BOOSAAASO Read More »