Shaacinta Natiijada 2020-2021

Waxa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanka Semester-ka 2aad ee Sanad Waxbarasheedka 2020 – 2021 ee ardayda Jaamacadda, xarunta Bosaso iyo Qaybta Gaalkacyo. Ardaydu waxa ay ka fiirsan karaan account-kooda Fedena Program https://rsu.fedena.com/
Hambalyo dhamaan ardayda helay natiijada. Waxa ay jaamacaddu si gaar ah hambalyo ugu diraysaa ardayda sanadka ka qalinjabisay Jaamacadda.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *