Sawiro: Xiritaanka koobka RSU

Xaflad lagu soo gabagabaynayay laguna guddoonsiinayay koobkii Jaamacadda oo ay ku guulaysatay kulliyadda Dhaqaalaha iyo maamuka.

Xafladdan ayaa sidoo kale abaalmarinno lagu guddoonsiiyay ciyaaryahannadii ku kala guulaystay ; gool-dhalinta, laacibkii ugu wanaagsanaa, goolhayihii ugu wanaagsanaa iyo abaalmarinno la siiyay ardaydii ka shaqaynaysay koobku intii uu socday.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *