Sawiro: Xiritaanka koobka RSU

Xaflad lagu soo gabagabaynayay laguna guddoonsiinayay koobkii Jaamacadda oo ay ku guulaysatay kulliyadda Dhaqaalaha iyo maamuka. Xafladdan ayaa sidoo kale abaalmarinno lagu guddoonsiiyay ciyaaryahannadii ku kala guulaystay ; gool-dhalinta, laacibkii ugu wanaagsanaa, goolhayihii ugu wanaagsanaa iyo abaalmarinno la siiyay ardaydii ka shaqaynaysay koobku intii uu socday.