Exams

Admission Test Notice

The admission and Registration office announces that the the admission test for the new students has been scheduled on Wednesday, 29-09-2021 . date : 29-09-2021 venue : main campus . congratulations on your admission to Red sea university.

Hamablayo: ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ah

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Badda Cas, Waxa ay Hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ardayda dusiga sare ee fasalka 4aad iyo ardayda dugsiga dhexe ee fasalka 8aad oo Saaka oo Sabti ah, taariikhduna ku beegantahay 22-5-2021 u fariistay Imtixaanka shahaadiga ah. Bahda Jaamacadda Badda Cas guul ayey u rajaynayaan dhammaan ardayda imtixaanka u fariisatay.

Shaacinta Natiijada 2020-2021

Waxa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanka Semester-ka 2aad ee Sanad Waxbarasheedka 2020 – 2021 ee ardayda Jaamacadda, xarunta Bosaso iyo Qaybta Gaalkacyo. Ardaydu waxa ay ka fiirsan karaan account-kooda Fedena Program https://rsu.fedena.com/ Hambalyo dhamaan ardayda helay natiijada. Waxa ay jaamacaddu si gaar ah hambalyo ugu diraysaa ardayda sanadka ka qalinjabisay Jaamacadda.