Student life

2020-2021 Final Exams

waxaa si rasmi ah ugu bilawday ardayda Jaamacadda imtixaankii ugu dambeeyay (Final Exam, Semester two) ee sanad waxbarasheedka 2020/2021 Imtixaanka ayaa wuxuu ku bilawday jawi dagan iyo farxad, waxaana rajaynaynaa inuu ku dhamaado jawi dagan insha’allah. Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacaddu waxay Hambalyo u dirayaan dhamaan Ardayda uu imtixaanku ubilowday waxayna u rajaynaysaa guul Red Sea …

2020-2021 Final Exams Read More »

Xeerka Doorashooyinka Puntland

Habeenkii Jumcaha 26-march-2021, waxaa magaalada Garoowe lagu qabtay Barnaamij guudmar iyo gorfayn oo ku saabsan Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Dawlada Puntland.Jaamacadda Badda cas ayaa qayb ka ahayd Qabsoomidka Barnaamijkan.Ustaad Maxamed Maxamuud Cali, Hormuudka Kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka ayaa ka mid ahaa Sharciyaqaannada samaynayay gorfaynta xeerkan. Savanna Walker Suspe ndisse suscipit sagittis leo sit met condimentum estibulum …

Xeerka Doorashooyinka Puntland Read More »

Sawiro: Xiritaanka koobka RSU

Xaflad lagu soo gabagabaynayay laguna guddoonsiinayay koobkii Jaamacadda oo ay ku guulaysatay kulliyadda Dhaqaalaha iyo maamuka. Xafladdan ayaa sidoo kale abaalmarinno lagu guddoonsiiyay ciyaaryahannadii ku kala guulaystay ; gool-dhalinta, laacibkii ugu wanaagsanaa, goolhayihii ugu wanaagsanaa iyo abaalmarinno la siiyay ardaydii ka shaqaynaysay koobku intii uu socday.