Xeerka Doorashooyinka Puntland

Habeenkii Jumcaha 26-march-2021, waxaa magaalada Garoowe lagu qabtay Barnaamij guudmar iyo gorfayn oo ku saabsan Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Dawlada Puntland.
Jaamacadda Badda cas ayaa qayb ka ahayd Qabsoomidka Barnaamijkan.
Ustaad Maxamed Maxamuud Cali, Hormuudka Kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka ayaa ka mid ahaa Sharciyaqaannada samaynayay gorfaynta xeerkan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *