Redsea

Dean, Faculty of Computer Science and Information Technology – Bosaso, Puntland, Somalia.

Dean, Faculty of Computer Science and Information Technology – Bosaso, Puntland, Somalia Title:  Dean, Faculty of Computer Science and Information Technology Duty Station: Bosaso, Puntland, Somalia Type: Full Time Experience: Three (3) years   About Red Sea University Red Sea University (RSU), established in 2008, is a non-governmental, non-profit university, with a main campus in …

Dean, Faculty of Computer Science and Information Technology – Bosaso, Puntland, Somalia. Read More »

Lecturer in the Nursing and Midwifery Departments – Bosaso (4 positions)

Lecturer in the Nursing and Midwifery Departments – Bosaso (4 positions) Red Sea University Profile Red Sea University (RSU), established in 2008, is a non-governmental, non-profit university, with the main campus in Bosaso city and has a branch campus in Galkaio city, both in Puntland state of Somalia. RSU is committed to provide high quality, …

Lecturer in the Nursing and Midwifery Departments – Bosaso (4 positions) Read More »

Jaamacadda Badda Cas ayaa soo gabagabysay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sannad waxbarasheedka 2022-2023.

Jaamacadda Badda Cas ayaa soo gabagabysay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sannad waxbarasheedka 2022-2023. Maamulka Jaamacadda Badda Cas wuxuu u hambalyeynayaa dhammaan ardayda qaybaha kala duwan ee Kulliyadaha Jaamacadda oo soo afmeeray imtixaankii ugu dambeeyay ee sannad waxbarasheedka 2022-2023. Sidoo kale maamulku wuxuu uga mahadcelinaynaa hormuudyada Kulliyadaha, macallimiinta iyo dhammaan hawlwadeenada Jaamacadda  dadaalkii ay ku …

Jaamacadda Badda Cas ayaa soo gabagabysay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sannad waxbarasheedka 2022-2023. Read More »

Jaamacadda Badda Cas oo laga daah furay Laab-ka Kulliyadda Culuumta Computer-ka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Eng. Cabdullaahi Maxamed Xasan, Gudoomiyaha BOD-ka Jaamacadda Eng. Asad, Kusimaha Gudoomiyaha Jaamacadda ahna gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo Maaliyada Dr. Faisal Maaxiye iyo Gudoomiyaha Dallada PUNSAA Abdirahman Abdirasak ayaa si wada jir ah u daah furay Laab-ka Kulliyadda Culuumta Computer-ka ee Jaamacadda Badda Cas. Daah furkaan waxaa …

Jaamacadda Badda Cas oo laga daah furay Laab-ka Kulliyadda Culuumta Computer-ka. Read More »

Xarig jarka Lab-ka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Badda Cas.

Maamulka sare ee Jaamacadda Badda Cas, Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland ee gobolka Bari iyo Masuuliyiin kale ayaa xarigga ka jaray Lab-ka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka. Ustaad Cabdirisaaq Axmed Cali Hormuudka kulliyadda ayaa sheegay in lab-kan ay ku tababaran doonaan ardayda dhigata qaybaha kala duwan ee Kulliyadda oo kala ah (Public Health, Nutrition, Nursing, Midwifery iyo Laboratory). …

Xarig jarka Lab-ka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Badda Cas. Read More »

QALINJABINTA DUFCADII 11AAD EE ARDAYDA JAMACADA BADDA CAS BOOSAAASO

Warbixin Xafladda Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda Badda Cas Dufcadda 11aad ayaa ka dhacday 15 December 2022, xarunta weyn ee jaamacadda ee magaalada Boosaaso. Ardayda sannad waxbarasheedka 2021-2022 ka qalinjebisay jaamacadda waxay barteen 7 kulliyadood oo kale ah: Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka, Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, Kulliyadda Waxbarashada, Kulliyadda Culuumta Computer-ka, Kulliyadda Caafimaadka Xoolaha …

QALINJABINTA DUFCADII 11AAD EE ARDAYDA JAMACADA BADDA CAS BOOSAAASO Read More »

Research Training and Development office in particular Ezekiel Ingudia Malenge for Published Research article on Mobile Money Services in the DINASTI International Journal of Economic, Finance and Accounting.

Ezekiel malenge Red Sea University Bosaso, Puntland Somalia Research Training & Development Centre Abstract The purpose of this exploratory study is to seek information on the effect of Mobile Money Services (MMS) dynamics on the growth of Micro-Small and Medium-sized Enterprises. (MSMEs) The available studies provide limited information on the subject, regarding the growth of …

Research Training and Development office in particular Ezekiel Ingudia Malenge for Published Research article on Mobile Money Services in the DINASTI International Journal of Economic, Finance and Accounting. Read More »

Creating Opportunities for Females through Sustainable and Planet Friendly Insect Farming

Call for applications Tailor-Made Training (TMT)-Gender: Orange Knowledge Programme Creating Opportunities for Females through Sustainable and Planet Friendly Insect Farming Deadline: 17th April 2022, 12:00 PM EAT   Background This Tailor Made Training (TMT) is a food security capacity building project for Somali women involved in animal production sector funded by The Netherlands’ Ministry of …

Creating Opportunities for Females through Sustainable and Planet Friendly Insect Farming Read More »

The second phase of the Feed and Fodder Production TMT+ Training program

The second phase of the Feed and Fodder Production TMT+ Training program kicked-off today at Jimma University College of Agriculture and Veterinary Medicine (JUVACM), Ethiopia. The training will be offered between November 8th and 19th, 2021. The training is provided by Aeres Training Centre International, Netherlands in collaboration with JUVACM and Red Sea University, Somalia …

The second phase of the Feed and Fodder Production TMT+ Training program Read More »