Jaamacadda Badda Cas ayaa soo gabagabysay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sannad waxbarasheedka 2022-2023.

Jaamacadda Badda Cas ayaa soo gabagabysay imtixaankii kama dambaysta ahaa ee sannad waxbarasheedka 2022-2023.

Maamulka Jaamacadda Badda Cas wuxuu u hambalyeynayaa dhammaan ardayda qaybaha kala duwan ee Kulliyadaha Jaamacadda oo soo afmeeray imtixaankii ugu dambeeyay ee sannad waxbarasheedka 2022-2023.

Sidoo kale maamulku wuxuu uga mahadcelinaynaa hormuudyada Kulliyadaha, macallimiinta iyo dhammaan hawlwadeenada Jaamacadda  dadaalkii ay ku bixiyeen habsami u socodka imtixaanka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *