Hamablayo: ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ah

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Badda Cas, Waxa ay Hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ardayda dusiga sare ee fasalka 4aad iyo ardayda dugsiga dhexe ee fasalka 8aad oo Saaka oo Sabti ah, taariikhduna ku beegantahay 22-5-2021 u fariistay Imtixaanka shahaadiga ah.

Bahda Jaamacadda Badda Cas guul ayey u rajaynayaan dhammaan ardayda imtixaanka u fariisatay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *